Protected by REOBack Backup Solution

Daawasho

Waraysigi hctv

Waraysi

Cawayskii weedhsame 1


cawayskii weedhasme part 2

2 Responses to “Daawasho”

  • maansha allah abwaanka dadyar hasaan daahir weedhsdame waxaan xoog u taageeraa fankiisa taase oo soo jiidasho leh waxyaabaha aan layaabo waxaakamida jacaylka raasamalka jacaylka raafdilaaca jacaylka soo ruclayna. iyo heesta qurbajoog xishoo kkkkkkkk.maansha allah ilahay xigmad ayuu u dhiibay,

  • Asc wr wb waxan halkan ka salamayaa abwanka aqoonyahanka macalinka iyo halyeyga dada yar ee aan runta ka gaban abwan weedhsame bacda salaan runtii aqoon aan odhan karo manta wan isku lenahay ma jirto abwanka balse waxan u hahya xushmad iyo qadarin aan la soo koobi karin taas oo ku salaysan hibada eebe siyery iyo aqoontisa qofnimo waxana anigu ku tilmama weedhsame THE YOUNG GAARIYE. Hadan intas ka gudbo waxan codsan laha abwanku inuu no soo gudbiyo hadsay jiraan gabayo iyo mansooyin cusub waloiba ayagoo clip ka ayaan jeclaan lahaa aad baan u salamaya abwanka Asc wr wb Salah From LasAnod

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>